Ishacyaah 49:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Samooyinkow, heesa, oo dhulkow, faraxsanow, buurahow, hees ku dhufta, waayo, Rabbigu dadkiisii wuu qalbi qaboojiyey, oo kuwiisa dhibaataysanna wuu u naxariisan doonaa.

Ishacyaah 49

Ishacyaah 49:9-14