Ishacyaah 49:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, kuwanu waxay ka iman doonaan meel fog, oo bal ogaada, kuwanu waxay ka iman doonaan xagga woqooyi iyo xagga galbeed, oo kuwanuna waxay ka iman doonaan dalka reer Siiniim.

Ishacyaah 49

Ishacyaah 49:5-15