Ishacyaah 48:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu lamadegaannada dhex marsiiyeyna ma ay oomin, oo dhagaxa ayuu biyo uga soo daayay, oo isagu dhagaxii ayuu kala dillaaciyey, oo markaasay biyihii ka soo butaaceen.

Ishacyaah 48

Ishacyaah 48:12-22