Ishacyaah 48:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Idinku Baabuloon ka soo baxa, oo reer Kaldayiin ka soo carara, oo waxan hees ku naadiya oo sheega. Waxaad ka sheegtaan xataa dhulka darafkiisa, oo waxaad tidhaahdaan, Rabbigu wuxuu soo furtay addoommadiisii reer Yacquub.

Ishacyaah 48

Ishacyaah 48:10-22