Ishacyaah 48:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ah Bixiyihiinna oo ah Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil, wuxuu leeyahay, Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahiinna ah oo idin bara waxa idiin wanaagsan oo idinku hoggaamiya jidkii aad mari lahaydeen.

Ishacyaah 48

Ishacyaah 48:7-22