Ishacyaah 48:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Warroy ii soo dhowaada oo waxan maqla. Tan iyo bilowgii si qarsoodi ah uma aan hadlin. Tan iyo waagii ay waxanu dheceen, anigu halkaasaan joogay, oo haatanna waxaa i soo diray Sayidka Rabbiga ah iyo Ruuxiisa.

Ishacyaah 48

Ishacyaah 48:10-22