Ishacyaah 44:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal yaa sidayda oo kale u sheegi kara? Ha naadiyo, oo si hagaagsan ha iigu sheegeen anoo dadkii hore dhisay. Oo waxyaalaha soo socda iyo waxa dhici doona iyagu ha sii sheegeen.

Ishacyaah 44

Ishacyaah 44:1-16