Ishacyaah 44:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ah Boqorka iyo Bixiyaha reer binu Israa'iil oo ah Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigu waxaan ahay kan ugu horreeyey iyo kan ugu dambeeya, oo aniga mooyaane Ilaah kale ma jiro.

Ishacyaah 44

Ishacyaah 44:4-9