Ishacyaah 44:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidii daruur qaro weyn ayaan xadgudubyadiinnii u tirtiray, oo sidii daruur oo kale ayaan dembiyadiinniina u tirtiray. Haddaba ii soo noqda, waayo, waan idin soo furtay.

Ishacyaah 44

Ishacyaah 44:14-23