Ishacyaah 44:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Yacquubow, waxyaalahan xusuusta, waayo, reer Israa'iilow, waxaad tihiin addoommadayda. Anigaa idin abuuray, oo waxaad tihiin addoommadayda. Israa'iilow, idin illoobi maayo.

Ishacyaah 44

Ishacyaah 44:15-27