Ishacyaah 44:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu ma ay aqoon, mana ay garanayn, waayo, indhahoodii waa la xidhay si ayan waxba u arkin, oo qalbigoodiina si ayan waxba u garan.

Ishacyaah 44

Ishacyaah 44:17-19