Ishacyaah 44:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intii ka hadhana wuxuu ka samaystaa wax ilaah ah oo ah xataa sanamkiisa xardhan, oo wuu u sujuudaa oo caabudaa, wuuna baryaa, oo wuxuu yidhaahdaa, I samatabbixi, waayo, adigu waxaad tahay ilaahayga.

Ishacyaah 44

Ishacyaah 44:7-18