Ishacyaah 42:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhti dheer baan iska aamusnaa oo aan xasilloonaa oo aan iscelinayay, oo haatan waxaan u qaylin doonaa sida naag foolanaysa oo kale, waan hinraagi doonaa, waanan taahi doonaa.

Ishacyaah 42

Ishacyaah 42:7-15