Ishacyaah 42:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu u soo bixi doonaa sida nin xoog badan, oo qiirona wuxuu u soo kicin doonaa sida nin dagaalyahan ah. Wuu qaylin doonaa, oo aad buu u dhawaaqi doonaa, oo xoog buuna cadowyadiisa kaga adkaan doonaa.

Ishacyaah 42

Ishacyaah 42:3-22