Ishacyaah 42:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Cidlada iyo magaalooyinkeeda iyo tuulooyinka ay reer Qedaar deggan yihiinba, codkooda kor ha u qaadeen, kuwa Selac degganu ha heeseen, oo buuraha dushooda ha ka qayliyeen.

Ishacyaah 42

Ishacyaah 42:2-16