Ishacyaah 42:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwiinna badda ku sii dhaadhacayow, iyo waxa dhexdeeda ku jira oo dhammow, gasiiradaha iyo kuwa degganow, Rabbiga hees cusub ugu heesa, oo ammaantiisana dhulka darafkiisa ka qaada.

Ishacyaah 42

Ishacyaah 42:2-19