Ishacyaah 41:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Masaakiinta iyo saboolka baahanuba biyay doondoonaan, mana jiraan, carrabkoodiina oon buu la engegay, anigoo Rabbiga ah ayaa u jawaabi doona, anigoo ah Ilaaha reer binu Israa'iil ma dayrin doono.

Ishacyaah 41

Ishacyaah 41:9-27