Ishacyaah 41:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waad haadin doontaan, oo dabayshaa kaxaysan doonta, cirwareentuna way kala firdhin doontaa, oo waxaad ku rayrayn doontaan Rabbiga, waanad ku faani doontaan kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil.

Ishacyaah 41

Ishacyaah 41:10-22