Ishacyaah 41:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gasiiradahow, hortayda ku aamusa, oo dadkuna xooggooda ha cusboonaysiisteen, ha soo dhowaadeen, oo ha hadleen. Aynu dhammaanteen garsoorid u soo wada dhowaanno.

Ishacyaah 41

Ishacyaah 41:1-3