Ishacyaah 40:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse kuwa Rabbiga isku halleeyaa xoog cusub bay heli doonaan. Way ordi doonaan, mana ay daali doonaan, oo way socon doonaan, mana ay itaal darnaan doonaan.

Ishacyaah 40

Ishacyaah 40:22-31