Ishacyaah 40:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu adhigiisuu u daajin doonaa sida adhijir oo kale, naylahana gacantiisuu ku ururin doonaa, oo wuxuu ku qaadi doonaa laabtiisa, oo kuwa la nuugana qunyar buu u hor kici doonaa.

Ishacyaah 40

Ishacyaah 40:7-17