Ishacyaah 37:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu maqlay iyadoo la leeyahay, Boqorka Itoobiya oo Tirhaaqaah ah ayaa kugu soo baxay si uu kuula diriro, ayuu haddana wargeeyayaal u diray Xisqiyaah isagoo leh,

Ishacyaah 37

Ishacyaah 37:6-12