Ishacyaah 37:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xisqiyaah oo ah boqorka dalka Yahuudah waxaad ku tidhaahdaan, Ilaahaaga aad isku hallaysaa yuusan ku khiyaanayn, isagoo kugu leh, Yeruusaalem gacanta loo gelin maayo boqorka Ashuur.

Ishacyaah 37

Ishacyaah 37:5-19