Ishacyaah 34:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba kuwoodii la laayayna waa la xoori doonaa, oo qudhmuunkooduna wuxuu ka soo uri doonaa bakhtigooda, oo buurahana dhiiggoodaa ka soo qulquli doona.

Ishacyaah 34

Ishacyaah 34:1-9