Ishacyaah 34:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbigu wuxuu u cadhaysan yahay quruumaha oo dhan, oo wuxuuna u dhirifsan yahay ciidammadooda oo dhan. Dhammaantood wuu wada baabbi'iyey, oo wuxuu iyaga u gudbiyey in la laayo.

Ishacyaah 34

Ishacyaah 34:1-6