Ishacyaah 31:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo cabsi ayuu qalcaddiisa kala sii gudbi doonaa, oo amiirradiisuna cabsi aawadeed bay calanka uga carari doonaan, saas waxaa leh Rabbiga dabkiisu Siyoon ku jiro oo foornadiisuna ay Yeruusaalem taallo.

Ishacyaah 31

Ishacyaah 31:1-9