Ishacyaah 31:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas kan reer Ashuur wuxuu ku le'an doonaa seef aan binu-aadmi ka iman, oo seefta aan xagga dadka ka iman ayaa dili doonta, oo seeftuu ka carari doonaa, oo barbaarradiisuna addoommo bay noqon doonaan.

Ishacyaah 31

Ishacyaah 31:1-9