Ishacyaah 30:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo in kastoo uu Sayidku idin siiyo cuntada dhibta iyo biyaha silica haddana kuwa wax idin bara mar dambe ma qarsoomi doonaan, laakiinse indhahiinnu kuwa wax idin bara way arki doonaan.

Ishacyaah 30

Ishacyaah 30:15-26