Ishacyaah 30:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Siyoon oo Yeruusaalem degganow, mar dambe ma aad ooyi doontaan, waayo, isagu hubaal aad buu idiinku roonaan doonaa markaad qaylisaan, oo markuu maqlo wuu idiin jawaabi doonaa.

Ishacyaah 30

Ishacyaah 30:12-27