Ishacyaah 29:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo quruumaha badan oo Arii'eel la diriraya oo dhan, kuwaasoo iyada iyo qalcaddeeda la diriraya oo iyada dhibaba waxay noqon doonaan sida riyo ah wax habeennimo la arko.

Ishacyaah 29

Ishacyaah 29:1-14