Ishacyaah 29:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiga ciidammadu wuxuu la iman doonaa onkod, iyo dhulgariir, iyo sanqadh weyn, iyo cirwareen, iyo duufaan, iyo dab ololkiisu wax baabbi'inayo.

Ishacyaah 29

Ishacyaah 29:2-13