Ishacyaah 26:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruunta waad kordhisay, Rabbiyow, quruunta waad kordhisay, oo adiga waa lagu ammaanay, oo dalka soohdimihiisii oo dhanna waad wada ballaadhisay.

Ishacyaah 26

Ishacyaah 26:6-21