Ishacyaah 26:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagu way dhinteen, soona noolaan maayaan, way baabbe'een, soona sarakici maayaan, oo sidaas daraaddeed waad soo booqatay oo baabbi'isay, oo xusuustoodii oo dhanna waad tirtirtay.

Ishacyaah 26

Ishacyaah 26:10-21