Ishacyaah 25:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa maalintaas la odhan doonaa, Bal eega, waa kan Ilaahayagu. Isagaannu sugaynay, wuuna na badbaadin doonaa. Kanu waa Rabbiga, isagaannu sugaynay, oo waxaannu ku farxi oo ku rayrayn doonnaa badbaadintiisa.

Ishacyaah 25

Ishacyaah 25:5-10