Ishacyaah 25:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dhimashadana weligeed buu liqay, Sayidka Rabbiga ahuna weji kastaba ilmada wuu ka tirtiri doonaa, oo ceebta dadkiisana dhulka oo dhan wuu ka qaadi doonaa, waayo, sidaasuu Rabbigu ku hadlay.

Ishacyaah 25

Ishacyaah 25:6-11