Ishacyaah 25:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbiga ciidammadu wuxuu dadyowga oo dhan buurtan ugu samayn doonaa diyaafad ah baruur miidhan, iyo khamri raagay, iyo waxyaalo baruur badan oo dhuux ka buuxo, iyo khamri raagay oo aad loo miiray.

Ishacyaah 25

Ishacyaah 25:1-9