Ishacyaah 25:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad hoos u ridi doontaa buuqa shisheeyayaasha sida kulaylka meesha engegan oo kale. Sida hooska daruurtu kulaylka u rida ayaa kuwa laga cabsado gabaygooda hoos loo ridi doonaa.

Ishacyaah 25

Ishacyaah 25:1-6