Ishacyaah 25:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qalcadda dheer oo derbiyadaada adagna wuu dumin doonaa, oo hoos buu u ridi doonaa, oo dhulka iyo ilaa ciidda, ayuu ku xoori doonaa.

Ishacyaah 25

Ishacyaah 25:7-12