Ishacyaah 25:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna gacmihiisuu ku dhex kala fidin doonaa sida mid dabaalanaya gacmihiisa u kala fidiyo inuu dabaasho aawadeed, laakiinse Rabbigu wuxuu hoos u ridi doonaa kibirkooda iyo shuqulkii gacmahoodaba.

Ishacyaah 25

Ishacyaah 25:1-12