Ishacyaah 24:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed dhulkii waxaa baabbi'iyey habaar, oo kuwii dhex degganaana eed baa laga helay, sidaas daraaddeed kuwii dhulka degganaa way gubteen oo wax yar baa ka hadhay.

Ishacyaah 24

Ishacyaah 24:1-13