Ishacyaah 24:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dhulkiina waxaa nijaaseeyey kuwa deggan, maxaa yeelay, iyagu qaynuunnadii bay ku xadgudbeen, oo amarkiina way beddeleen, oo axdigii daa'imka ahaana way jebiyeen.

Ishacyaah 24

Ishacyaah 24:1-8