Ishacyaah 23:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhilladii la illoobayay, kataarad qaado, oo magaalada ku dhex wareeg, oo luuq macaan luuqee, oo heeso badan hees, si lagugu soo xusuusto aawadeed.

Ishacyaah 23

Ishacyaah 23:9-18