Ishacyaah 23:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay wakhtigaas noqon doontaa in Turos la illoobi doono toddobaatan sannadood, oo ah sida boqor wakhtigiis. Oo toddobaatankaas sannadood markay dhammaadaan ayaa Turos waxaa laga heesi doonaa sida dhillada oo kale.

Ishacyaah 23

Ishacyaah 23:11-18