Ishacyaah 21:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed naxdin baa cidhiidhi i gelisay, oo waxaa i qabtay xanuun badan sida naag foosheed oo kale, oo xanuun aawadiis waxba waan maqli kari waayay, oo naxdin aawadeed waxba waan arki kari waayay.

Ishacyaah 21

Ishacyaah 21:1-6