Ishacyaah 21:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa lay tusay muujin culus. Khaa'inkii khiyaanuu sameeyaa, oo kan wax dhacaana wax buu dhacaa. Reer Ceelaamow, ku kac, reer Maadayow, hareeree. Taahiddii oo dhan anigu waan joojiyey.

Ishacyaah 21

Ishacyaah 21:1-12