Ishacyaah 2:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba dalkooda waxaa ka buuxa lacag iyo dahab, oo khasnadahooduna dhammaad ma leh, oo weliba dalkooda waxaa ka buuxa fardo, oo gaadhifardoodyadooduna innaba dhammaad ma leh.

Ishacyaah 2

Ishacyaah 2:1-10