Ishacyaah 2:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waad ka tagtay dadkaagii reer Yacquub, maxaa yeelay, waxay ka buuxsameen waxyaalihii bariga, oo waa faaliyayaal sida reer Falastiin, oo waxay la heshiiyaan dad shisheeyayaal ah.

Ishacyaah 2

Ishacyaah 2:5-15