Ishacyaah 19:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wax buu Masar ku dhufan doonaa, wax buu ku dhufan doonaa, wuuna dawayn doonaa, oo iyana Rabbigay u soo noqon doonaan, oo isna baryootankooda ayuu aqbali doonaa, wuuna bogsiin doonaa.

Ishacyaah 19

Ishacyaah 19:20-25