Ishacyaah 19:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas ayaa Rabbigu Masriyiinta is-ogeysiin doonaa, oo ay Masriyiintuna Rabbiga aqoon doonaan, oo waxay ku caabudi doonaan allabari iyo qurbaan, oo Rabbiga ayay nidar u nidri doonaan, wayna oofin doonaan.

Ishacyaah 19

Ishacyaah 19:15-25