Ishacyaah 16:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, beerihii Xeshboon way qallalan yihiin, quruumaha madaxdoodii ayaa jejebisay geedihii canabka ee Sibmaah oo soo gaadhay xataa tan iyo Yacser oo xagga cidlada u soo baxay. Laamihiisii way fidsanaayeen oo badday dhaafeen.

Ishacyaah 16

Ishacyaah 16:7-14